Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud a Jeediyey Xidhitaanka Tobabarkii Afarta Cisho Usocday Maayirada Boorama, Baki, Lowyacad Iyo Saylac

Muuqaalka Guud Ee Khudbadi Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dr. Jamaal Cabdi Muuse Ka Jeediyey Xidhitaanka Tobabarkii Afarta Cisho Usocday Maayirada Boorama, Baki, Lowyacad Iyo Saylac Loo Qabatay. Kaas Oo Maanta Kusoo Dhamaaday Magaaladda Boorama