Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawaha Guud Ayaa Dadka Ku Jira Guryaha Dawladda Ee Magaaladda Laascaanood Ugu Baaqay Inay Iska Soo Bixiyaan Kiradii Dawladda

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Ayaa Dadka Ku Jira Guryaha Dawladda Ee Magaaladda Laascaanood Ugu Baaqay Inay Iska Soo Bixiyaan Kiradii Dawladda Ee Ku Waajibtay.