Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Hawlaha Guud Oo Kulan Laqaatay Dhamaan Agaasime Waxeedyada Iyo Agaasime Ku Xigeenada Wasaaradda
Muqaalka Guud Ee Kulankii Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yusuf (Dawlad) Laqaatay Dhamaan Agaasime Waxeedyada Iyo Agaasime Ku Xigeenada Wasaaradda Hawlaha Guud.