Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Hargeisa Ayaa Maanta Kala Saxeexday Heshiis Afgarad

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Hargeisa Ayaa Maanta Kala Saxeexday Heshiis Afgarad, Kaas Oo Si Wadajira Ah Loogu Magacaabay Guddi Ka Kooban 5 Xubnood Oo Ka Kala Socda Labadda Dhinac, Gudidan Ayaa Yeelan Doona Hoggaaminta, Hirgelinta, Qorshaha, Iyo Qaabaynta Barnaamijka Dib U Dhiska Suuqyada Waaheen Iyo Gobanimo.