Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Degamadda Sallaxley Ka Daahfurka Qorshe Magaaleedka “Master Plan” Ay Yeelan Doonto Magaaladaasi

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Maanta Degamadda Sallaxley Ka Daahfurka Qorshe Magaaleedka “Master Plan” Ay Yeelan Doonto Degmadda Salaxley.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Ku Amaanay Horumarka Ay Sameeyeen Dadweynaha Sallaxley, Una Balan Qaaday In Wasaradda Hawlaha Guud Si Deg Deg Ah U Bilaabi Doonto Qorshe Magaleedka Degmadda Sallaxley.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Oo Ay Wehelinayeen Masuuliyiin Ka Tiran Wasaradda Hawlaha Guud Ayaa Markii Uu Soo Gaadhay Degmadda Sallaxley Waxa Soo Dhaweeyay Qaybaha Bulshada Ee Degmadda Sallaxley Oo Ay Wehelinyaan Maamulka Degmadda Sallaxley iyo Xubnaha Golaha Degaanka Degmadda Salaxley.

Maayirka Degmadda Sallaxley Axmed Buraalle Iimaan Ayaa Ugu Horeyn Soo Dhaweeyay Qorshe Magaaleedka “master Plan” Cusub Ee Degmadda Sallaxley Ay Wasaradda Hawlaha Guud U Samaynayso Waxaanu Sheeegay In Master planku Wax Weyn Ka Tari Doono Horumarinta Degmadda Sallaxley.

Geesta kale Odayaasha,dhalinyarada iyo Haweenka iyo xubnaha golaha deegaanka Sallaxley ayaa Wasaaradda hawlaha guud uga mahad celiyay daahfurka qorshaha magaaleedka cusub ee Sallaxley.

Geesta Kale Odayaasha,Dhalinyaradda Iyo Haweeenka Iyo Xubanaha Golaha Deegaanka Sallaxley Ayaa Wasaradda Hawlah Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Uga Mahad Celiyay Daahfurka Qorshe Magaaleedka “Master Plan “ degmadda Sallaxley.

Iskuduwaha Wasaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Degmadda Sallaxley Eng Cabdiraxmaan Maxamed Cige Ayaa Wasaradda Ka Codsaday In Si Deg Deg Ah Loo Sameeyo Qorshe Magaleedka Degmadda Sallaxley.

Agaasimaha Waaxda Naqshadaynta Magaalooyinka Eng Cabdiraxman Maxamed Aar Ayaa U Sharaxay Maamulka Iyo Dadweynaha Degmadda Sallaxley Qorshe Magaaleedka Cusub Ee degmadda Sallaxley Ay Yeelan Doonto.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Ku Amaanay Horumarka Ay Sameeyeen Dadweynaha Sallaxley, Una Balan Qaaday In Wasaradda Hawlaha Guud Si Deg Deg Ah U Bilaabi Doonto Qorshe Magaleedka Degmadda Sallaxley.

Ugu Dambayn Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Warsame Ayaa Si Rasimay Ah U Daah Furay Qorshe Magaaleedka “Master Plan” Degmadda Sallaxley.

ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Goboladda Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD