Agaasimaha Guuud Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Ayaa Maanta Shirgudoomiyey Shirka Wadaagayaasha Shirka Wadaagayaasha Kabayaasha Dhaqaalaha “Infratructure Sector Meeting”

Agaasimaha Guuud Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Ayaa Maanta Shirgudoomiyey Shirka Wadaagayaasha Shirka Wadaagayaasha Kabayaasha Dhaqaalaha “Infratructure Sector Meeting”

Shirkan oo ay kasoo qayb galeen Agaasimaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Hayadaha Dawladada ee la isku yidhaa Wadaagayaasha Kabayaasha Dhaqaalaha Dawladda ee JSL, Shirkan oo sadexdii biloodba mar dhaca.
Shirkan oo ujeedadiisa ayaa daarnayd sidii loo dardar galin lahaa hawlaha shaqo ee yaala Hayadaha Dawladada ee ku jira Wadaagayaasha Kabayaasha Dhaqaalaha Dawladda ee JSL.

ALLAA MAHAD LEH

DHAMMAAD