Agaasimaha Guuud Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Ayaa Kulan La Qaatay Maayirka Magaaladda Burco Mudane C/rasaaq Heero.

 Agaasimaha Guuud Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Ayaa Kulan La Qaatay Maayirka Magaaladda Burco Mudane C/rasaaq Heero.

Kulankan Agaasimaha Guuud Ee Wasaarada Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan uu La Qaatay Maayirka Magaaladda Burco Mudane C/rasaaq Ibaraahim Cabdi ayaa labadda dhinaca aad ufaaqideen dood dheerna ka yeeshee Qorshe Magaaleedka Magaaladda Burco “Burco Marster Plan”, oo hore Wasaaradu usoo dhamaysay xog ururinta Qorahe Magaaleedka Magaaladda Burco.

Dhinaca kale labadda dhinac ayaa kawada hadlay qaabka wadashqeyneed ee labadda Hay'ad Dawladeed, iyo sidii Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyntu oo Dawladda Hoose ee Magaaladda Burco farsamo ahaan ka taageeraysa sidii mooskii biyaha Magaaladda Burco looga durkin lahaa, hadhaw degdeg ay si wada jira ufulin doonaan Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dawladda Hoose ee Burco,

ALLAA MAHAD LEH

DHAMMAAD