Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ee Ay Fulinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeytu Oo Maraysa Meel Gabogabo Ah.

Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ee Ay Fulinayso Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeytu Oo Maraysa Meel Gabogabo Ah.

Wadadan 200 Oo Ah Mid Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ayaa Maraysa Meel Gobogoabo Ah, Iyadoo Hadda La Dhameeyey Inay Wadada Ay Hadda Dhameeyeen 38km, Sidoo Kalana Cagafyada Ka Hawlgalayaa Ay Cadeeyeen Dhamaan Intaa Lasoo Sameeyey Ay Maanta Ufududahay Inay Dadku Mari Karaan Lana Adeegsan Karo, Iyagoo Dhinaca Kalana In Inta Hadhay Ay Ku Dhameystiri Doono Ayaamaha Soo Socda.

Wadadan 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeysa Ayaa Dhamaan Kharashka Ku Baxaya Ay Bixinaysaa Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa, Iyadoo Hawlwadeenadda Ka Hawlgalaya Wadadan Ay Iskugu Jiraan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyta Iyo Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargeysa

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD