Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Waxay Shacabka Reer Somaliland iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ku Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed,  Ee Sanadka Hijriyada Islaamka ee 1441-naad.
عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال