Halkan Kala Socda Barnaamijka Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Si Toosa Ugala Socotaan Radio Hargeisa.

Qaybtii 10-aad, Waxa Barnaamijka Marti Ku Ah Eng. C/xakiim Muxumed Aw Cabdi Oo Ah Injineer Ka Tirsan  Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta.