Agaasimaha Guud Oo Soo Dhaweeyey Shaqaalaha Shaqo Qaran
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Suldan Aadan Yuusuf Ayaa Isna Dhinaciisa Soo Dhaweeyey Shaqaalahan Cusub Ee Shaqo Qaran Ee Kusoo Biirey Wasaaradda Hawlaha Guud, Isagoo Agaasimuhu Kusoo Dhaweeyey Wasaaradda, Sidoo Kalana Usharaxay Shuruucda Iyo Hanaanka Ay Ushaqeyso Wasaaradu, Wuxuuna Ku Bogaadiyey Dhallinyartan Carbiskii Shaqo Qaran Ee Ay Mudada Kusoo Jireen, Isagoo Urajeeyey Inay Noqdaan Qaar Wax Ka Badala Wasaaradda Ay Kusoo Biireen Iyo Qarankaba.
Related Post
Read More
Nov 05, 2022
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Oo Khudbad Ka Jeediyey Ciidanka Cusub Ee Damdamisk...
Read More
Nov 05, 2022
Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Oo Ka Warbixiyey Shaqaalaha Shaqo Qaran Ee Kusoo Bi...
Read More
Nov 05, 2022
Muuqaalka Guud, Shirka Wada Tashiga Xeernidaamiyaha Dhismaha “Building Code” Ee ...
Read More
Nov 05, 2022
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Is...
Read More
Nov 05, 2022
Khudbadii Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudan...
Read More
Nov 27, 2020
MoPWH Photos
Read More
Nov 05, 2022
Agaasimaha Waaxda ICTga Oo Shaqaalaha Cusub Ee Shaqo Qaran Umahadcelisay Shaqaal...
Read More
Nov 05, 2022
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Magaaladda Boorama Si Habsam...